Wasiirada arrimaha dibeda ee Ruushka & Ukraine oo Wadahadal ku yeelanaya Turkiga

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa shaaciyey inay dhigiisa Raashiya iyo Ukraine ay Kulan toos ah ku yeelan doonaan magaallada loo Dalxiis tago  Antalya ee Koonfurta Turkiga. Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaalka Turkiga ee dhexdhexaadinta labadaasi dal waxaana uu qabsoomi doona Maalinta Khamiista ee soo socota. Mevlüt Çavuşoğlu waxa uu hadalkaasi ka … Continue reading Wasiirada arrimaha dibeda ee Ruushka & Ukraine oo Wadahadal ku yeelanaya Turkiga